Animation

Dhagayso: Qaar Ka mid ah Odayaasha Beesha Sade Gaar Ahaan Beelaha Bah-Hawiye Oo Kalsoonidii Kala Laabtay Maamulka Galmudug

no responses
Monday November 7, 2016 - 3:11 under Somali News by cabudwaaq
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Kulan ay isugu yimaadee  Qaar ka mid Odayaasha Bah-hawiye ee Degta Degmooyinka Balanbale iyo Caabudwaaq kaasi oo ka dhacay Magaalada Cadaado Ee Xarunta KMG Maamulka Galmudug ayey sheegeen in ay kalsoonidiin kala laabteen Maamul Goboleedka Galmudug

Shirkan Jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen odayaashan ayey sheegeen kadib markii ay ka waayeen saamigii ay ku lahaayeen iyo xaquuqdii Maamul Goboleedka Galmudug in ay xiriirkii u jareen laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 7-11-2016 aysan Galmudug imaan karin deegaanadooda kana talin kana mid ahayn.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Odayaasha shirkan jaraa’id qabtay waxaa ka mid ahaa:-

Cabdullahi Maxamed Cali Kulan (Shirwad)
Cismaan Maxamed Cigaale
Cabdi Tahliil Khalaf
Rujaal Axmed Maxamed
C/risaaq C/qaadir Xasan (Digtoor)
C/rashiid Maxamed Muuse

HOOS KA DHAGAYSO CODKA ODAYAASHA

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.