Animation

Dhagayso:Gudoomiyaha Dedmada Dhabad Aadan Gebi Oo Ugu Baaqay Galmudug Iyo Dowlada Federalka ah Ciidamada Ay kusoo Daabulayaan Caabudwaaq in ay Kadaayaan

no responses
Sunday November 6, 2016 - 10:29 under Somali News by cabudwaaq
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Gudoomiyaha Dedmada Dhabad Aadan Gebi Oo Ugu Baaqay Galmudug Iyo Dowlada Federalka ah Ciidamada Ay kusoo Daabulayaan Caabudwaaq in ay Kadaayaan.

Aadan Cabdulle  Galaal (Adan Gedi) ayaa ugu baaqay dowlada federalka ah iyo Maamulka Galmudug in ay ka daayana ciidamada ay ku soo daabulayaan magaalada Caabudwaaq kuwaasi oo magaalada ka abuuri kara qas iyo dagaalo dhibaato u keena magaalada waxaana uu sheegay wixi ka yimaada in ay masuuliyadooda ay qaadayaan

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

hadalka gudoomiyaha dhabad ayaa kasoo beegmaya xili ciidamo aad u faro badan ay soo gaarayaan magaalada caabudwaaq kuwaasi oo isugu jira kuwa ka socda Ciidamada qaybta 21-ad iyo kuwa ka tirsan kuwa maamulka galmudg.

HOOS KA DHAGAYSO HADALKA GUDOMIYAHA DHABAD

 

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.