Somali News Top News

Dhagayso:- Xildhibaanada Jubbaland” Dagaalka Baladweyne Hala Joojiyo”

Waxaa soo Baxaysa Baaqyada Nabdeed ee loo jeedinayo Dhinacyada ku dagaalamaya Magaaladda Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiraan ee ku aadan in la joojiyo dagaal beleedka.

Qaar kamid ah Xildhibaanada Barlamaanka Jubbaland ayaa iyagoo Warbaahinta la hadlaya Baaq nabadeed u diray labada belood ee walalaha ee ku dagaalamaYA baladweyne.

Xildhibaanadan ayaa sheegay inay ka xunyihiin uu dhig micno la”aan ku daato,isla markaana ugu baaqaya in nabada qaatan

Related posts

Lix Sarkaal oo Sucuudiyaan ah oo Lagu Xiray Dalka Maraykanka .

admin

Update: Faarax C/qaadir Wasiirka Amniga iyo Siyaasiyiin kale oo ku Guuleestay Doorashada Aqalka Hoose ee Jowhar ka socota

Tifaftiraha K24

Akhriso: Jubbaland oo soo Gudbisay Liiska Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaliya

Tifaftiraha K24