Somali News Top News

Dhagayso:-Xildhibaan Katirsan Aqalka Sare Oo Dawlada Ku dhaliilay inay Dayacday Deegaanada G/Bakool

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay dowladda Dhexe ee Soomaaliya in ay dayacday degmooyinka gobolka Banaadir.

Xildhibaan Senator Xuseen Sheekh oo ka mid ah Aqalka Sare ayaa sheegay in si weyn loo dayacay degmooyinka katirsan gobolka Bakool oo ay go’doomiyeen alshabaab.

Waxaa uu sheegay in ay dadka Shacab ah ay la kulmayaan dhibaatooyin kala duwan oo ciiri ku ah nolasha bulshada.

Afar sano ka hor ayuu xusay in Al-Shabaab laga saaray degaanada gobolka Bakool, islamarkaana wali ay go’doon ay ku jiraan degaanada gobolka Bakool.

Dowladda Dhexe ayuu ugu baaqay in ay si deg deg ah wax uga qabtaan dhibooyinka

Halkaan,kadhagayso:

 

Related posts

DEG DEG: Weerarkii Hotel Ambassador oo Dhowr Xildhibaan ay ku geeriyootay Akhri Magacyada Xildhibaanada Geeriyootay

Tifaftiraha K24

Micheal Keatingo oo ka hadlay xiisadihii siyaasadeed ee ka dhacay Muqdisho

Ahmed sudani

Dhagayso:- Gudoomiyihii Hore ee Gobalka Nugaal Qarjab oo is Casilaad Ugu Baaqay Wasiirka Cafimaadka Puntland Dr Sadeq Eenow

admin