Somali News

Dhagayso:- Xildhibaan Dalxa oo Fashilkii Shirkii Kismaayo ka Hadlay Sababta Fashilka

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Kamid ah Xildhibaanada barlamaanka Faderaalka somalia oo la hadlayeey Mid kamid ah idaacadaha Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay sababta Fashilka shirkii kismaayo.

Madaxda Qaranka iyo kuwa Maamul Gobaleedyada ayuu sheegay inay ku fashilmeen shirka kismaayo isla markaana dhinac walba uu eeganayo ama ka Fikiryo dantiisa.

Related posts

Akhriso: Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiir Odowaa oo lagu Magacaabay….

Tifaftiraha K24

TOP: MD Xasan sheekh oo runta usheegay Wasiirka C/risaaq & Taliyaasha Amaanka..

admin

Faah Faahin: Maxaad kala Socotaa Duqeyn Dhanka Cirka ah oo ka dhacday Deegaanka Tooratoorow Yaase lala Eegtay Duqeynta??? War ayaan idinkaga heynaa

Tifaftiraha K24