Animation

Dhagayso:- Xabado oo socota iyo Khasaare Jira Dagaalka Gaalkacyo

no responses
Thursday December 3, 2015 - 10:36 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Wararka hadda soo dhacaya ayaa sheegaya in uu jiro khasaare dhimasho iyo dhawac iyo bur burka hanti badan iyado dhinaca Gal-Mudug laga soo Ridayo Hobiyaal.

mid kamid ah dadka degaanka oo kusugn Xero daraawish ayaa noo sheegay in uu Dagaalku socdo ayna jirto dhimasho badan oo u dhaxaysa dhinacyada dagaalamaya ,wuxuna sheegay in Hobiyaal dhowr ah ay kusoo dhaceen Hoteelo iyo Goobo kale oo Ganacsi.

Wuxu kale oo goob joogan noo sheegay in Wali gaalkcyo ay ku suganyihin Wafdigii Dowladda Federaalka iyo Puntland iyo qaar kamid ah Beesha caalamka,waxaana uu sheegay goob jogahan in maantu xaaladu tahay mid adag,

Hoos kadhagayso