Animation

Dhagayso:- Xaalad Dawo yari oo laga soo sheegayo Degaano katirsan Gal-Mudug

no responses
Thursday November 19, 2015 - 7:38 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Gudoomiyaha dagmada xingod ee gobolka mdug ayaa sheegay inay xiligaan isbitaalka dagmadaasi ay Soo Food Saartay Xaalad Daawo Yari iyo Isagoo isbitaalku Uu Kaabi Waayay Baxnaaninti Bookaanada Laga Keeno Deegaanada Ku dhow Dhow Dagmada Xingod.

Xili ay Tahay Dagmada Xindog Mid Aad oga Fog magaalada Gaalkayo Suurtagalna aysan ahay in Bukaan Si Fudud Lagusoo Gaarsiiyo Magaalada gaalkacyo .

Hoos kadhagayso codka

Facebook Comments