Animation

Dhagayso:- Wasiirka Waxbarashada Gal-Mudug oo Boqday Goobaha Waxbarashada ee Cadaado

no responses
Wednesday November 18, 2015 - 11:42 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Wasiirka Waxbarshada Galmudug Ibrahim Guurey Oo Ay Wehlinayaan Howl wanaadada Wasaarada Waxbarashada Galmudug ayaa Maanta Kormeer Shaqa waxaa ay ku tageen Qaar ka mid ah Xarumaha Waxbarshada ee Magalada Cadaado isagoon u guur galayay sida wax lo baro aradayada reer Galmudug ee ku sugan dagmadasi .

Guurey ayaa sheegay in uu ka qeyb qaadanayo sidii loo heli lahaa waxbarsho la’cag la,aan ah taasi oo ku qoron dastuurka Galmudug .

Wasiirka Waxbarshada ayaa intii uu kormeerka uu ku jiray waxaa uu booqday iskuulada cadaado isagoona weydiinayay arday kasto sida wax loo baro iyo dareenkiisa ku aadan manhajka hadda la baro .

isagoo sii hadlayay ayaa waxaa uu tilmaamay in lala xisaabtami doono macalimiinta maadama masuul ay ka yihiin ardyada ay wax Baraan

Hoos kadhagayso codka Wasiirka

Facebook Comments