Dhagayso:  Wasiirka Boostada iyo Is gaarsiinta Soomaaliya oo kaJawaab celiyeyhadal ka sooyeeray Maamulka Soomaaliland.

0

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabay Go’aankii Maamulka Soomaaliland uu deegaanadiisa kaga joojiyay Astaanka Internet-ka Qaranka ee loo yaqaano .SO.

Wasiir Cabdi Cashuur Xasan ayaa Waraysi uu Siiyay Idaacada Dalsan ee Ku taala Muqdisho Ku sheegay in Astaanka Qaranka Iternet-ka ay tahay mid Muhiim u ah Bulsahda Soomaaliyeed,ha ahaadaan Jaamacadaha, Hay’addaha iyo dhamaan Ururrada dalka ka jira.