Animation

Dhagayso:- Wasiirka Arimaha Gudaha DFS oo Hadalo Dar Daaran ah kajeediyeey Shirkii Higsiga 2016 ee Garowe

no responses
Wednesday November 18, 2015 - 8:34 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Xaliimo Cali Biyood oo ka mid ah Haweenka Puntland ayaa wasiirka arrimaha gudaha DFS Cabdiraxmaan Odawaa ugu baaqday inuu aragtida shacabka ee doorashada 2016 si aan laalaabasho ahayn ugu gudbiyo dowladda dhexe oo wakiil uga yahay arrimaha gudaha.

Hadalkan ayay Xaliimo ka sheegtay xiritaankii madashada wadatashiga doorashada Soomaaliya ee Garowe, waxana sidoo kale ka war bixiyay shirarka lixda magalo ka furmay wasiirka shaqada iyo shaqalaha oo guddiga howshaan wada qayb ka ah.

Wasiirka Arrimaha gudaha Cabdiraxmaan Odawaa oo isna hadal jeediyay wuxuu balan qaaday inuu gudbinayo aragtida shacabka Puntlad.

Facebook Comments