Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Dhagayso:- Wasiir Soocade” Geerida Wariye Cawke Waan ka Xunahay Wanu Tacsiyadaynaynaa”

Maxamud Xasan Soocadde Wasiirka warfaafinta Ee Puntland ayaa ka tacsiyeeyay Geeriada Wariye Axmed Xasan Cawke Oo Ku Geeriyooday Magaaladda Jig-jigga,

Wasiir Soocadde ayaa Eheladii iyo Qarabadii uu Ka baxay wariye Cawke Alle oga baryay inuu ka siiyo Samir iyo Imaan Buuxa,

Maruu ka hadlayay waxa lagu xasuusto Saxafigii rugcadaaga ahaa ee Axmed Xasan Cawke Ayuu Sheegay iney kamid aheyd La soo shaqeyntii Dowladda Dhexe ee Soomaaliyeed, Xiligii Jaalle Maxamed Siyaad Barre Oo uu Afhayeen u soo ahaa.

Alleha unaxaristee wariye Axmed xasan cowke ayaa Xalay Saqdii Dhexe ku geeriyooday Magaaladda Jig-jigga ee Dowlad deegaanka Somalida Itoobiya.

Hoos kadhagayso codka wasiirka

Related posts

Dowlada Kenya oo si jees jees ah uga jawaab celisey Dacwadii uga timid dhanka Xukuumada Somaliya.

admin

Warbixin: Soomaaliya oo ka mid noqotay shanta dal ee Afrika ugu farxadda badan

Tifaftiraha K24

Daawo: Banaanbaxyada Xorreynta Jubbaland oo Maalintii Seddexaad galay iyadoo Maanta ay ugu darneyd

admin