Kaydka Wararka Xulka ah Somali News Top News

Dhagayso:- Waraysi Maamulka Bakool sare ” May iyo Maxaa Tiri weye somaligu Anaguna Maxa Tiri ayaan nahay wana kabaxnay shariif” k24 Waraysi

Xildhibaan Axmed Haadi Aadaan Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Gudaha Barlamaanka Faderaalka somalia oo kamid ahaa Masuulinti ka qayb qaatay dhimaha Maamulka Bakool sare ee lagu doortay Ceelbarde oo Waraysi sinayeey Caawa kismaayo24 ayaa ka hadlay dhamaystirka Maamulkaas.

Xildhibaanka ayaa sheegay in Dhawaan lasoo dhisi doono Xildhibaanada iyo Golaha Wasiirada maamulka Bakool sare ,balse wuxuu sheegay in ay ka horeyso Caleema saarka Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa isla markaana ay kasoo qayb gali doonan Puntland iyo jubbaland iyo Xubno katirsan Dowlada Faderaalka.

Wuxuu sheegay in Maamulkoodo uu yahay mid Faderaal ah isla markaana uu yahay mid wado saxan oo wanaagsan loo maray isla markaana Mamulka Koonfur galbeed ee uu madaxweynaha kayahay shariif axmed ay ka heli waayen saamigii ay ku lahayeen.

Xildhibaankan ayaa sheegay in Maamulka Bakool sare madaxdooda ay tagi donaan Degaanada Puntland,sida Bosaaso Garowe iyo Gaalkcyo,waxana tilmaamen in Puntland uga mahadcelinayaan sida ay u tageeran Maamulka Cusub ee Bakool sare.

Hoos kadhagayso Maxamed Laki Man ayuu u waramay

Related posts

Faransiiska oo canbaareyey Xilidhaanadii Muqdisho lagu diley

admin

Ra’isul Wasaare kheyre oo ku wajahan Imaaraadka Carabta Maxaase ka jira wararka sheegaya in….

admin

War hada: Xildhibaankii labaad oo baarlamaanka ka tirsan ayaa xalay muqdisho ku geeriyooday+magaciisa

Tifaftiraha K24

1 comment

Comments are closed.