Animation

Dhagayso:- War Cusub Dagaal udhaxeeya Al-Shabaab iyo dadka Degaanka oo Kasocda Gobalka Mudug

no responses
Sunday November 15, 2015 - 7:40 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Wararka ka imaanay dagmada ceelhuur ee Gobolka mudug ayaa sheegaya in maanta halkasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeya alshabab iyo Dadka Deegaanka Oo is abaabulay kadib Markii dadka deegaanka ay biya diideen amaro lagu soo Rogay Dadka Deeganka.

Dagaalka ayaa inta uu socday waxaa la isku adeegsanayay Hubka Noocyadiisa kala duwan waxaana la sheegayaa in uu ka dhashay qasaare isku jira Dhimasho iyo Dhaawac

Sidoo kale wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada alshabab laga saaray dagmada ceelhuur kuwasi oo jiheystay dhinac dagmada xarar dheere ee Gobolka Mudug,

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo diiday in magaciisa loo adeegsado qalabka warbaahinta ayaa sheegay in xaaladu ay tahay mid kacsan kadib Markii dadka deegaanka weeerar xoogan ay ku qaaden fariisimo ciidamada alshabab shalay ay ka sameysteen Duleedka Dagmadaasi

Facebook Comments