Animation

Dhagayso: Ururada NUSOJ iyo Solja oo ka hadlay Warbixintii Qaramada Midoobe ee Tacadiga Saxaafadda Somalia.

no responses
Monday September 5, 2016 - 10:22 under Somali News by admin
mqdefault

jooji dilalka wariyaasha

Shalay Qaramada Midoobay ayaa soo saartay warbixin cusub oo ka digeysa in xadidaada xuriyadda hadalka ay halis ku heyso xilli kala guurka siyaasadeed ee Somalia, ka dib muddo dhowr iyo labaatan sana ah oo ay Somalia ku jirtay colaad iyo rabshado.

Warbixintan oo ka koobneyd 58 bog muddo afar sanadood ahna la uruurinayay ayaa lagu soo bandhigay magaalada Geneva.

Halkaan Hoose ka dhagayso Warbixin+Cododka Hogaamiyaasha NUSOJ iyo Solja: