Animation

Dhagayso:- Top News:- Xildhibaan Cumar Buraale”” Looma Dul Qaadan Doono Xadgudubka Kenya”

no responses
Sunday November 15, 2015 - 8:22 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Mid kamid ah Xildhibaanada Barlamaanka Somalia ayaa si kulul uga hadlay Xadgudubka iyo dhul balaarsiga ay wado Dowladda Kenya Taas oo shacab iyo Madaxba ay ka qayliyeen iyo waliba Abwaano caan ka ah somalia.

Cumar buraale axmad oo wareysi gaar ah siyay Warbaahinta magalada muqdisho ayaa wax uu kahadlay arimaha Kenya ay kawado xuduuda somaliya ay lawadaagto isaga oo shegay in ay arintani sahlaney oo ay ku imaankato in ay sohdin faragashato Kenya heshiis laysla ogyahay lkn taasi aysan jirin sida uu hadalka u dhigay.

Sido kale Xildhibaanka ayaa ka hadlay Ciidamada Kenya ee Jooga Gobalaka Jubbooyinka Waxyaabaha ay qabtaan wuxuna sheegay inaaan marnaba loo dul qaadan doonin dhulboobka ay wado dowladda Kenya.

Hoos kadhagayso Waraysiga oo Xasaasi ah