Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Dhagayso:- TOP NEWS Shariif Xasan Madaxweynaha Koonfur Galbeed Muxu Kayiri Shirkii Kismaayo

Xili shalay lagu soo Gaba-Gabeyeey Maagalada Kismaayo isla markaana Fashil u kusoo dhamaaday shrikii Madasha watashiga qaran ee Doorashada sanadkan 2016 ayaa waxaa ka hadlay Aragtidiisa Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed.

Shariif Xasan sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka baay ayaa sheegay in ay doonayan Nidaamka 4.5 isago tilmaamay in Jubbaland iyo Puntland uu kasocon wayeey shirka Kismaayo.

Hoos kadhagayso Codkiisa

Related posts

Akhriso: IGAD oo kasoo jawaabtay codsi ay dowladda u dirtay oo ku aadan heshiiska galmudug iyo ahlu-sunna

Tifaftiraha K24

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland oo Saakay Lagu Xiray Garoonka Diyaaraddaha Muqdisho

admin

Akhriso: Guddiga Madaxa banaan ee Xalinta Khilaafaadka ayaa go’aan ka gaaray muran ka taagnaa kursi ka mid ah saddexda Kursi ee Beesha Waceysle ku laheyd ee Aqalka Hoose ee Galmudug

Tifaftiraha K24