Somali News Top News

Dhagayso:- Top news Maamulka Gal-Mudug oo ka hadlay dagaalada Kasocda Dhuusomareb

Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay dagaalo maalmihii ugu dambeeyay ka dhacayay deegaano hoostaga gobolka Mudug.

Wasiirka amniga Galmudug Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed oo warbaahinta kula hadlay magaalada Gaalkacyo ayaa arimahaasi saxaafada kaga waramay.

Related posts

TOOS U DAAWO: Shir xasaasi ah oo hada ka furmay magaalada london maxaase looga hadlay yaase ka qeyb galaya??

Tifaftiraha K24

Daawo: Ra’isul wasaare Kheyre oo Lagu Bahdilay Magaalada Abu dhabi ee Dalka Imaaraadka Carabta

admin

VIDEO: Eng Yariisow,Wasiir Isloow iyo Taliyeyaasha Ciidamadda oo hal arin isku baheystay

admin