Dhagayso Taliyaha Ciidamada Xogga Somalia oo ka warbixiyay wixi uga qabsomay Kismaayo

0

Taliyaha Ciidamada Xooga Soomaaliyeed Generaal Maxamed Aadan Axmed oo maalin ka hor soo garay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu manta ka warbixiyay wixi uga qabsomay Socdaalkiisi kismaayo.

Taliyaha ayaa waxaa u sido kale Sheegay in boqashada Kismaayo ay ku xigi doonto mid uu ku tagayo Galmudug iyo Maamulo kale.

Qaybta hoose ka dhagayso Shirka jaraaid ee Taliyaha Ciidamada Xooga Soomaaliyeed Generaal Maxamed Aadan Axmed u ku qabtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.