Animation

Dhagayso: Suldaan Garbacune oo K24 uga wamaray halka ay Marayso Nabadaynti Beelaha Caabudwaaq.

no responses
Wednesday September 14, 2016 - 10:08 under Somali News by admin
mqdefault

Waraysi Gaar ah uu siiyay Kismaayo24 Suldaan Axmed Garba Cune oo ka mid ah Wax-garadka qaybta ka ah Xalinta Xiisadihii iyo Shaqaaqooyinkii dhawaan ka dhacay Degmada Caabudwaaq ayaa sheegay in hadda ay rajadooda aad u wanaagsan isla markaana dhawaan ay rajeynaa in la soo afjaro Colaada udhaxaysa Beelaha Waqooyiga Galgaduud.

Suldaanka ayaa sheegay in ay la kulmeen Waxgaradka Beelihii dhawaan Caabudwaaq isaga dilay Nabadoonada isla markaana ay balan qaadeen in ay warkooda maqli doonaa.

Waxa uu uwamaray Cumar Laki Man oo kusugan Xafiiska Kismaayo24 ee Caabudwaaq.

Halkaan hoose ka dhagayso Waraysiga: