Animation

Dhagayso sabaabta ka danbaysay Mooshinka laga keenay Maxamuud Sayid Adan

no responses
Friday December 2, 2016 - 6:06 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Xildhibaan Bashiir Faaqid oo ka mid ah Xildhibaanadii Gudbiyay Mooshinka ka dhanka ah Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubaland ayaa sheegay inay XIldhibaanadi Saxayaan Qaladaad uu Galay Madaxweyne ku xigenka Maamulkaasi,

Qodobada loo Cuskaday Mooshinka ayaa Xildhibaanku Qaar ka mid ah shaaciyay isaga oo ugu baaqay XIldhibaanada kale ee Maamulka Jubaland inay ku Biiraan Saxiixa Mooshinka XIlka looga Qaadayo Maxamuud Sayid Aadan,

Maxamuud Sayid Aadan oo ah Mas’uul ka soo Jeeda Gobolka Gedo ayaa lagu dhaliishan yahay Qodobo kala duwan oo ay ugu horeyso Doorashooyinkii Xildhibaanada Aqalka sare iyo Aqalka hoose ee ka dhacay Kismaayo kuwaasi oo ay Beeluhu Cadaalad daro ka tirsanayaan,

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.