Animation

Dhagayso: Nabadoon Muuse Geele oo lagu dhaawacay Caabudwaaq iyo Xaaladda oo kacsan.

no responses
Wednesday September 7, 2016 - 4:32 under Breaking News by admin
mqdefault

Wararka ka imaanaya Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in Gor dhaw magaalada ay is qabsatay Rasaas Xoogan oo Hal jiho laga maqlay Taasi oo ay suura gal tahay in ay ka dhalatay Khasaare kala duwan.

Warar Madax Banaan oo k24 uu ka helay ilo xog ogaal ah oo Caabud-waaq ku sugan ayaa waxa ay sheegayan in Rasaasta lagu dhaawacay Nabad-doon Caan ka ahaa Magaalada.

Nabad-doonka la Dhaawacay ayaa lagu Magacaaba Nabad-doon Muuse Geelle Bulxan waxaa kaloo la sheegay in Dhimasho iyo dhaawacyo kale ay ka dhalatay Rasaasta.

Halkaan Hoose ka dhagayso Faahfaahin Kooban:

Weerarkii Caabudwaaq