Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Dhagayso:- Muxuu Kala Hadlay Madaxda Gal-Mudug michal keating

Waxaa maanta magaalada cadaado ee xarunta ku meel gaarka u ah xarunta Galmudug gaaray danjiraha qaramada midoobay uqaabilsan arimaha Soomaaliya michel keating, Waxaana uu kulan laqaatay hogaanka maamulka Galmudug

Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed oo kulan saacado qaatay uu la yeeshay michel keating iyo wafdigii uu hogaaminaayay ayaa ka warbixiyay ujeedooyinka socdaalka danjiraha qaramada midoobay uqaabilsan arimaha Soomaaliya uu ku gaaray magaalada cadaado.

Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in waxyaabaha ugu weyn ay kawada hadleen ay ahayd marka laga soo tago xaalada guud ee deegaanada Galmudug, doorashada Soomaaliya ee dabayaaqada sanadkaan ee loo madalsanyahay in ay ka dhacdo dalka.

Related posts

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha iyo Xubno Wasiiro ah oo Maanta ka qeyb galay Xuska 73 guurada kasoo wareegatay Aas aaska Ciidanka Booliska Soomaliyeed+Sawirro

Tifaftiraha K24

Hanti dhowrka Qaranka oo ku dhagan Telefidhinka Qaranka ee SNTV iyo Musuq Maasuq baahsan oo jira!!

admin

CAABUDWAAQ İYO TAARİİKHDEEDA OO KOOBAN

admin