Somali News

Dhagayso:- Midowga Yurub Oo Jubbaland Ka Taageeraya Arrimaha Waxbarashada iyo Arrimaha Bulshada

Wakiilka Midowga Yurub ee dalka Soomaaliya Michele Cervone d’Urs oo dhowaan gaarey magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Jubbaland ayaa ka hadlay seddex ujeedo oo ugu muhiimsaneyd safarka uu ku tagay magaalada Kismaayo.

Michele Cervone d’Urs, aayaa shaaca ka qaaday in ujeedkiisa Kismaayo ay tahay sidii xiriir seddex geesood ah looga dhex abuuri lahaa maamulka Jubbaland, dowlada Soomaaliya iyo midowga Yurub.

Related posts

Dhagayso Jubbaland oo so dhaweysay Heshiiski Shirkii Madasha..

admin

Afar Qof oo Koronto ku dishay Magaalada Muqdisho.

Ahmed sudani

Daawo: Ra’isul wasaare ku xigeenka oo maanta loo gacan galiyay sharci halis weyn ku ah mas’uuliyiinta dowladda

Tifaftiraha K24