Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Dhagayso:- Magaaladda Kismaayo oo Bilicdeeda loo istaagay

Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Jubbaland Waxaa maalmahan kasocday Dib u qurxinta dhinaca bilicda iyo Nadaafada Magaaladda kismaayo ee Xarunta Jubbaland.

Maamulka Magaaladda Kismaayo ayaa hadda bilaabay sidii Magaaladu u noqon lahayd mid Qurxoon oo soo jiidasho leh maadama ay tahay xaruntii Maamulka Jubbaland.

Qore: Abdirahman Abdisalam Haji
Tifaftiraha Kismaayo24.com

Related posts

Wariye Coldoon Oo Xabsiga lootaxaabay..

admin

TOP NEWS: Dhageyso Salaad Cali Jeele oo Afka Furtay Isagoona Banaanka soo dhigay In Xasan Shiikh iyo Cumar C/Rashiid ay ….

Tifaftiraha K24

DegDeg: Askari  Ciidamada Dowladda Ka Tirsan Oo Nin Ganacsade Caan Ah goordhaweyd Ku Dilay Muqdisho.

gurey