Somali News

Dhagayso:- Madaxweynihii Hore ee Somalia Sheekh shariif ” Dagaalada Baladweyne Hala Joojiyo”

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya  Sh Shariif Sh Axmed oo ku baaqay in la joojiyo Calaadaha Sokeeye ee ka bilaabatay Gobolada qaar ee soomaaliya

Madaxweynihii hore Soomaaliya ayaa waxaaa uu sheegay in xiligan loo baahaan yahay in laga gudbo Dagaalo sokeeye kuwaas oo Soomaaliya dib u dhigay.

Waxaa uu sheegay Madaxweyne Sh Shariif Sh Axmed in Soomaaliya ay dib u dhigeen Hormarkeeda iyo in ay wax qabsato Soomaaliya Dagaalo sokeeye.

Waxaa uu bogaadiyey in Waxgaradka iyo Odayaasha ku dhexjira dhinacyada Dagaalamaya kuwaas oo xalraadiska ku jira.

Related posts

Daawo: Waxa ay Geeriyootay Iyadoo Salaada Taraawiixda Tukaneysa ( Masha allah )

Tifaftiraha K24

DEG DEG: Dagaal Xoog Badan Oo Ka Bilowday Shabellaha Hoose

admin

AKHRISO:- Madaxweynaha Turkiga Oo Weerar Caro ah kala dul dhacay Dawladda Isra’iil.

Ahmed sudani