Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Dhagayso:- Madaxweyne Xasan sheekh oo Fariin u —-

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxammuud oo Shalay hadal ka jeediyay Munaasabad lagu Xusayay Aas Aaska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa Fariin u diray Ciidamada booliska,taas oo ku aadan in Ciidamada Booliska ka mid noqonaya lagu soo xulo dhanka Aqoonta.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Askariga Aqoonta leh uu ka fiican yahay midka aan waxba baran Dhanka u la dhaqanka Shacabka iyo Gudashada Shaqadiisa qaran intaba.

Sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Xusay in hadii aan lala shaqeyn Ciidamada Booliska Soomaaliyeed aysan jiro Dowladnimo,waxaana uu ugu baaqay Ummadda Soomaaliyeed in ay Gacan siiyaan Ciidamada Booliska si looga hortago Dadka Amaan Xumadda ku haya Caasimadda Soomaaliya.

Related posts

Magaalada hargeysa oo Maanta Mashaqo ay ka dhacday Dhimashada waxa ay mareysa 4 Ruux Dhaawacana 6 kadib Markii

Tifaftiraha K24

Dhagayso:- Maamulka Gal-mudug oo Heshiis Kadhex Wada Gobalada Mudug iyo Gal-Gaduud

Tifaftiraha K24

Daawo: Shir looga hadlaayo Arimaha Doorashooyinka 2020-ka oo Maanta ka Furmay Kismaayo

admin