Somali News

Dhagayso:- Madaxweynaha Jubbaland oo Maanta Kismaayo Dib Ugu laabtay

Wafdi Balaaran uu hogaaminaayo Madaxwaynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta soo garaay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbalada Hoose.

Madaxwaynaha iyo Wafdigiisa ayaa kaso Kicitmay Magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga,waxaana Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay Madaxwayne ku xigeenka kowaad, Madaxwayne ku xigeenka Labaad,Wasiiro,Xildhibaano,Odayaasha Dhaqanka,iyo Saraakiisha Ciidanka.

soo dhaween ka dib Madaxwayne Axmed Madoobe ayaa Saxafada kula hadlay qayb nasashada Garoonka wuxuuna faahfaahin ka bixiyay kulamadii uu uga soo qayb galay Dalka Turkiga.

Related posts

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliyeed oo ku baaqey in Dalka laga daayo faragelin ay ku sheegeen in ay ku wadaan………….

admin

Raysalwasaare Kheyre Xukuumadeydu uMa dulqaadan doonto Masuuliyiinta ku kaca..

gurey

XOG: Madaxweyne Farmaajo iyo Kheyre oo isku Khilaafay cida matalaysa DF, Baadiyow mise Faroole?

Mohamed Abdirashid Abaajo