Somali News

Dhagayso:- Madaxweynaha Hirshabeelle oo kahadlay Diyaaradii ay saarnayeen madaxdii hore ee Soomaliya iyo hakadka galay.

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo shir jaraa’id qabtay e ayaa Beeniyay in Raadeerka laga damiyay Diyaaradii ay saarnaayeen madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif.

Madaxweyne Waare ayaa sheegay in muhiim tahay kawada shaqeynta gurmadka shacabka uu sameeyay fatahaada wabiga shabeelle cidna aan lahakin karin oo gurmanaysa balse ujeedka loo hakiyaya madaxdii hore ayuu ku sheegay roobab ka da’ay Baladweyn iyo cimilada oo aan hagaagsaneyn.

Dhageyso Codka Madaxweyne Waare.

Related posts

Dowlada Kenya oo dacwad ka gudbisay Guddoomiyaha Maxkamadda ICJ .

admin

Maamulka G/Banaadir Oo Baaq U Diray Laamaha Amniga

admin

Daawo: Fanaaniinta waaweyn ee Hiba Nuura iyo Cadar axmad Kaahin oo Maanta Muqdisho lagu soo dhaweeyay

admin