DHAGAYSO:- Maamulka Galmudug Oo Ciidamo u Direy Beelo Ku Dagaalamay Galgaduud.

0

Xili shalay Dirir Colaadeed Ay Dhaxmartay Beelo Wadadaga Deegaanka Qalaanqale Ee Gobolka Galgaduud ayaa Wasaarada Amniga Maamulka Galmudug Waxa Ay Sheegtay In ay ciidamo Halkaasi udireen.

Wasiir Ku Xigeenka Amniga Maamulka Galmudug Ayaa Waxa uu Sheegay In Saaka Ay Halkaasi U Direen Ciidamada 21aad Ee Dowlada Fidraalka Soomaaliya Iyo Ciidamada Nissa Ku waasi oo kashaqayn Doono Sugida Amniga Goobtii Ay Shalay Dirirta Kadhacday.

Sidookale Wasiirku xigeenka Ayaa Sheegay In ay Hub Ka,aruurin Ku Samayn Doonaan Beelihii Halkaasi ay dirirta ku dhaxmartay asagoona ka dhawaajiyay in Cidii isku dayda in ay dirir colaad horiso ay talaabo Kaqaadi doonaan.

Halkaan Ka dhagayso: