Dhagayso:- Maamulka Galinsoor” Waxaan Heshiis Dhex Dhignay Beelo Xurguf Dhexmarty”

0

Gudoomiyaha Dagmada Galinsoor ee Gobolka galgaduud ayaa Idaacada Galmudug u xaqiijiyay In Maamulkiisu Uu Kuguulaytay Dhamaynta Xurguf U Dhaxaysay Labo Maleeshiyo Beeleed Oo Wada Dagta Deegano Hoostaga Dagmada Galinsoor Ee Gobolka Galgaduud.

Cali Siciid Guddoomiyaha galinsoor ayaa dhinaca kale sheegay in qorshaha uu ugu jiro sidii Dib Loogu Soocelin Lahaa Galinsoor Beelaha Kamaqan Magaaladaasi.

Gudoomiyaha ayaa Ugu Baaqay Beelaha inay kashaqeyaan Nabada Degaanka isla markaana ay iska ilaawan Hurinta Colaada oo uu sheegay in aysan maanta lahaydn wax fa”ido ah khasaare ma ahee.

Hoos kadhagayso Codka Gudoomiyaha