Animation

Dhagayso:- Hooyo ka codsatay Dowlada Sweden in Meydka wiilkeeda oo Talagad kujira lagu soo wareejiyo

no responses
Saturday October 17, 2015 - 12:21 under Breaking News by admin
mqdefault

Waxaa Maanta Mar kale Warbaahinta la hadashay Hooyo siraad Canood shire oo wilkeeda labo bilood Talagad kujiro wadanka sweden ,taas oo mar kale laga codsaday in la aaso.

Wiilkan ayaa ku geeriyooday Dalkaas ,kadib markii uu ku xanuunsaday Dalkaas ,hooyada ayaa waxay ka codsatay Jaaliyada somalida sweden inay kusoo wareejiyaan meydka wilkeeda ama asaanba.

Hooyo Siraad ayaa sheegtay inay Horey ay saaxafada uga sheegtay in wilkeeda lagu soo wareejiyo meydkiisa ama loo aaso waxaana sheegtay inay ka xun tahay in meydkiisa laba bilood uu kujiro Talaagad.

Hooyadan oo dareemaysa Xanuun ayaa umadda islaamka iyo somalida Qurbaha ka codsatay in jaamac Cali jaamac oo wilkeeda ah meydkisaa lagu soo wareejiyo ama Aas loo sameeyo.

Hoos kadhagayso codka Hooyada oo ad Dareemaysan Dhibka ay dareemayso Xanuunka hooyada,140625_003