Dhagayso heshiis hordhac ah oo laga garay Dagaalki Galkacyo

0

Hogaanka dhaqanka iyo Ganacsato kala matalayay Dawladda Puntland iyo Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta wada hadal nabadeed ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Dhinyacyada kulmay ayaa isku raacay;-

1-In xaabda la joojiyo.

2-In la kala qaado Ciidanka

3-In laga wada hadlo wixii dhacay shalay.

Odayaasha ayaa ku baaqay in laga wada shaqeeyo amaanka,isla markaana ay dadweynuhu isdajiyaan.