Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Dhagayso:- Gudoomiyaha deegaanka Bursaalax Oo Kadigay Xaaluf Deegaanka Kusoo Fol Leh

Gudoomiyaha deegaanka bursaalax ee gobolka Mudug C/raxmaan Sheekh C/laahi ayaa waxaa uu sheegey hadaan laga hortagin tagin waxyaalo hada jira uu xaaluf imaanayo sida baliyaasha oo la oodanayo beero layska samaysanayo ,barkado, layska qodanyo iyo tuulooyin la samaynayo.

Gudoomiyaha deegaanka bursaalax aya waxaa uu sheegey in qaar kamida dadka dhuxusha shida ay sameeyeen xirfado ay ku shaqaystaan taasina ay kentay inay ka maar maan inay dhuxusha gubaan oo deegaanka xaalufiyaan tasna ay mar waliba samaynayan.

Barkadaha layska qodanayo, Tuulooyinks iska samaysmaya, iyo baliyada oo la ooto ayaa waxaa uu gudoomiyaha sheegey hadan laga hortagin inay ka imaanayso dhibaato xaaluf ku ah deegaanka ayna taasi dhibaato ku tahay xolaha iyo dadkaba

Related posts

TOP NEWS: Dhageyso Raisul wasaare Sharmaarke oo daboolka ka qaaday Arimo Xasaasi ah oo ay ku jirto in Isaga uu yahay Musharax iyo Sababta ka dambeysa in aysan isku dhicin Xasan Shiikh,,,,

Tifaftiraha K24

XASAASI: Maxaadan Ogeyn Oo Ka Cusub Wadahadaladii Turkey-ga Ee SOmalia Iyo Somaliland???

Tifaftiraha K24

Dhageyso: Gen.Gaafow oo xariga ka jaray xarun laga qaadan doono passport-ka Soomaaliga oo South Africa laga furey

admin