Somali News Top News

Dhagayso:- Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed oo Waraysi Xasaasi ah bixiyeey

Waxaa shalay lagu doortay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay Gudoomiayah cusub ee Barlamaanka Maamulka Koonfur GalbeedCabduqaadir Shariif Shiikunaa Maye ,kaas oo si weeyn loo hadal hayeey.

Cabduqaadir Shariif Shiikunaa Maye oo Waraysi sinyeey VOA ayaa kawarbixiyeey qaabka doorashada u dhacday iyo ku xigeenadiisa ,waxana uu sheegay inuu ku faraxsanyahay in loo doorto xilkan.

Related posts

Dhagayso:- General Cali Gaab oo ka hadlay madaafiic shalay ku dhacday meel ku dhow Madaxtooyada

Tifaftiraha K24

Madaxweyne XASAN oo shaaciyay Weeraro laga fulin rabay Muqdisho

admin

Ragga Soomaaliyeed Waxey Aad U Jeceyl Yihiin Gabadha Aay Qodobadaan Ka Helaan Mana Iloobaan Cimrogooda Oo Idil..

admin