Animation

Dhagayso: Galmudug “Xoolihii ay kala dhaceen Maleeshiyaadkii Dagaalamay waan ukala celinay”.

no responses
Tuesday September 20, 2016 - 5:12 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Kulan ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa wada qaatay Odayaal dhaqameed kasoo kala jeeda Maamullada Puntland iyo Galmudug iyo sidoo kale masuuliyiin ka kala tirsan Labada Maamul.

Kulanka ayaa ahaa Mid lagu kala wareejiyay Xoolo horay ay ukala dhaceen Maleeshiya Beeleed Hayb ahaan ku kala abtirsada Labadaasi Maamul, kuwaasi oo marar kala duwan ku wada dagaalamay Deegaano dhaca Bariga Gobolka Mudug.

Cawil Axmed Rooble waa Taliyaha Saldhiga Degmada Gaalkacyo ee Maamulka Galmudug waxa uu sharaxayaa sida arintaasi loosoo afjaray.

Halkaan Hoose ka dhagayso Codka Taliyaha:

Facebook Comments