Animation

Dhagayso: Galmudug oo Yeelatay Taargo Cusub + Madaxwayne ku xigeenka oo ka qayb galay Munaasabadda.

no responses
Tuesday September 20, 2016 - 4:15 under Somali News by admin
mqdefault

Munaasabad lagu soo Bandhigayay Taarikada Gaadiidka ka howlgala Deegaanada Galmudug oo Maanta ka dhacday Magaalada Cadaado ayaa waxaa ka qayb galay Masuuliyiin katirsan Galmudug oo uu ka mid ahaa Madaxwayne Xigeenka Maamulkaasi Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey.

Madaxwayne Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey oo isna ka hadlay Munaasabadda ayaa sheegay in talaabadaan ay tahay Guul ay gaartay Galmudug, waxaana uu sheegay in Taargadaan ay wax badan ka tari doonto Sugidda Amaanka Deegaanada Galmudug.

Halkaan Hoose ka dhagayso Madaxwayne ku Xigeenka Galmudug: