Animation

Dhagayso: Faahfaahin: Maleeshiya Beeleed ku kala abtirsada Puntland iyo Galmudug oo ku Dagaalamay Gobolka Mudug.

no responses
Monday September 5, 2016 - 9:46 under Somali News by admin
mqdefault

Maleeshiyo Beeleed dagaalamay

Dagaalkaan oo Sababay Khasaare isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac isla markaana ahaa mid u dhaxeyay laba Maleshiyo beeleed oo ku kala Abtirsada Maamulada galmudug iyo puntlnd ayaa hadda Gelinkii Dambe ee Maanta ka dhacay deeganka sarjimaale oo ku yaal beriga gobolka mudug.

Sida Wararka ay sheegayaan Dagaalka waxaa ka dhashay Khasaare Baaxad leh oo soo kala gaaray Maleeshiyaadka Dagaalka, iyadoona inta la xaqiijiyay ay ku dhinteen illaa Seddex Ruux halka tiro intaa ka badana ay ku dhawacmeen.

Hadaba Halkaan Hoose ka dhagayso Faahfaahin Kooban oo ku saabsan Wararkii ugu dambeeyay ee Dagaalka iyo Xaaladda Caawa sida ay tahay, Waxaana soo jeedinaya Wakiilka Kismaayo24 ee Gobolka Galgaduud Cumar Laki Man