Dhagayso faafahin ku sabsan Qarax ruxay Xarunta Gobolka Gedo ee Garbaharey.

no responses
Sunday October 2, 2016 - 6:02 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Qarax isna ka dhacay magaalada Garbaharey ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ku dhaawacmay afar qof.

Qaraxan oo ka dhacay meel dukaamo iyo goobo ganacsi ay ku yaalaan oo dadku ay ku badanyihiin magaalada ayaa wariyeheenna Khadar Maxamud Xareed Waxa uu ka wareystay Gudoomiyaha Degmada Garbaharey Nuur Sheekh Maxamed Buraale.

Facebook Comments