Somali News

Dhagayso:- Ex RW Cabdiweli oo ka Hadlay Weraarkii Xeebto Liido

Ra”iisul Wasaarihii Hore ee somalia Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed Haddana ah Gudoomiyaha Madasha Midnimada & Dimuquraadiyada ee magaalada Muqdisho ka jirta oo booqasho ku joogey deegaanada Puntland, ayaa wareysi uu siiyey K24 wuxuu uga hadlay arrimo badan oo ay ugu horeeyaan Jihada ay hada u socoto Soomaaliya, marxalada la galayo, meesha ay madashooda la tahay in la aado & Waxyaabaha keenay in ay Is khilaafaan isaga Madaxweynaha dawladda faderaalka Xassan Sheekh Maxamuud.

sido kale wuxuu Tacsi u diray shacabkii xalay lagu Xasuuqay hoteel ku dhow Xeebta liido Halkaas oo ay ku caweynayeen Dad shacab ah oo xiliyada nasashada damaashad u taga halkaas.

Related posts

Madaxweynaha oo kulamo wadatashi iyo dhiirigelin ah la qaatay bulshada Marka iyo Guutada 14ka Oktoobar ee CXDS

admin

Dhagayso:- Ururka Saxaafiyinta Nusuj " Amisom maka yeelanyo sheekaday wadaan "

admin

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa Dumarka uurka leh uga digtay in aysan u safrin meelaha cudurka uu ka jiro

admin