Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Dhagayso:- Deganada Gal-Mudug oo lagaso sheegayo Xaalado Halis ah + Waraysi

Gudoomiyhi hore ee Golaha Deegaanka Degmada Hobyo ee Gobalka Mudug Xasan caafi oo Waraysi sinayey k24 ayaa sheegay in xaalado Halisa ay katagantahy Hobyo.

Wuxuu sheegay in Degmadda xiligan aysan lahayn Goobo cafimaad oo lagu xisaabtami karo goobo waxbarasho,waxaana uu sheegay in Kaluumaystadi degaanka ay isaga tageen .

Hoos kadhagayso codka

Related posts

Xasaasi: Qeybo kamid ah Magaalada Kismaayo oo Maanta Xiran iyo Jubbaland oo Aamar Culus ka soo saartay Dhaq dhaqaaqa…..+Sawirro

Tifaftiraha K24

XOG: Madaxtooyada Soomaliya oo Dhaqaalihii Ugu Badnaay ku Bixineysa Kursiga Beesha Shiiqaal ee Aqalka Hoose oo Faarax C/Qaadir uu ku Tartamaayo

Tifaftiraha K24

Daawo: Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Jubbaland oo Kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay Muqdisho

admin