Animation

Dhagayso: C/Wali Sh.Axmed “Xasan Shiikh Ha Baneeyo Xafiiska Maadaama uu dhamaystay Afartiisii Sano”.

no responses
Saturday September 10, 2016 - 3:31 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Iyadoo Maanta ay ku egtahay Waqtigii Sharciga ahaa ee uu xilka Hayn karay Madaxwaynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa Hadana Jira Siyaasiyiin Talooyin usoo jeediyay Madaxwaynaha.

R/Wasaarihii Hore ee Somalia Cabdi Wali Shiekh Axmed Maxamed oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu Cad-cad ee hadda uu hamiga ugu jiro Hanashada Madaxtinimada Somalia, isal markaana ka mid ahaa R/wasaarayaashii soo Maray Dowladda Hadda Jirta ayaa sheegay in loo Baahan yahay Xasan Shiikh inuu la mid noqodo Musharixiinta kale maadaama uu waqtigiisii ka dhamaadayna loo Baahan yahay inuusan kursiga isku dhejin ee uu udiyaar Garoowe banaynta Kuriga, Hadii shaqsi kale loo Doorto Xilka Madaxtinimada Somalia.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Halkaan Hoose ka dhagayso Codka Musharax Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed:

R/wasaarihii Hore ee Somalia C/wali Shiikh Axmed Maxamed Hadalkaan wuxuu ka jeediyay Magaalada Muqdisho, waxaana Mudane lagu xusuustaa Khilaafkii adkaa ee dhexmaray isaga iyo Madaxwaynaha Hadda Kursiga kasii dagaya ee Xasan Shiikh Maxamuud Kaasi oo ugu Dambeyn sababay in Xilka Laga xayiibiyo Musharaxan.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.