Top News Xulashada K24 XULASHADA TODOBAADKA

DHAGAYSO:- Banaanbax Ka Dhacay Baladweyne Oo Looga Soo Horjeedo Maamulka G/Hiiraan.

Magalada Baladweyne e Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa XAafado ka tirsan Maanta banaanbax ka dhigay dadkii tirade yaraa ee ku haray,kuwaas oo ka cabanaya Maamulka Gobolka Hiiraan.

Qaar ka mid ah banaanbaxayasha oo Goobta ka hadlay ayaa waxa ay sheegeen in labada Xaafadood ee Howl-Wadaag iyo Buunda-weyn oo ay degan yihiin mudo 15 maalmood ah ay biyo ay dehx yaallay kaas oo ku fatahay Wabiga Shabeelle.

Waxa ay sheegeen in gurmadkii kala duwanaa ee la keenayyay Baladweyne aan xaqooda laga siinin,isla markaana la dulmiyey.

Waxa ay ugu baaqeen Madaxda Dowladda Soomaaliya maadaama maamulka Gobolka Hiiraan ay ka hiiliyeen sida ay hadalka u dhigeyn.

Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa badi dadkii deganaa ay ka barakaceyn kadib markii uu ku fatahay Wabiga Shabeelle waxaana socda gurmad la geynayo dadkii fatahaada ka barakacay.

Halkaan ka dhagayso:

 

Related posts

Maxkamad ku Taala Malta oo maxkamdeyneysa Nin Somali oo ka mid ah Koox isku xiran oo ka ganacsata noocyadda Daroogadda.

admin

Madaxweyne Xaaf iyo Shiikh Axmad Shaakir oo looga yeeray Magaalada Nairobi Maxaase Halkaasi ka socda???

admin

TOP NEWS: Dhageyso Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka oo Maamulka Gobolka Banaadir Fadeexad dhex istaajiyay ka dib markii uu sheegay in….

admin