Animation

Dhagayso 15 sano kadib weerarki 9/11 maxaa caalamka iska badalay….

no responses
Sunday September 11, 2016 - 6:17 under Breaking News by admin
mqdefault

Shan iyo toban sanaddood ayaa kasoo wareegtey marki ay argagixisadu weerartey daarihi mataamaha ee magaalada New York iyo xarunta wasaaradda gaashaandhiga Mareykanka ee Pagtegon-ka ee gobolka Virginia.

Saameynta ay dunida kuyeelatey dhacdadaas iyo sanadahii kadanbeeyey wixii dhacay waxaa ay noqotey taariikh qorantay oo raad ku reebtey calaamka guud ahaan gaar ahaan dunida Muslimka.

Garyaqaan Cabdiwaaxid Cabdullaahi Warsami waa sharciyaqaan katirsan hawlwadeenada xeerillaalinta Columbus, Ohio ee Mareykanka. Waxaa uu u waramey Jaamac Buulle Jaamac.

Halkan ka Dhageyso: