Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

Dhacdo Xanuun badan: Labo Qof oo Qoorta laga jaray ayaa lagu arkay Baledweyne

Wararka ka imaanaya degaanka Xajuub oo Duleedka ka ah Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Saaka dadka degaanka ay ku soo dooseen Meydadka Labo Nin oo la Gowracay.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Degaanka Xajuub lagu Arkay Meydadka Labadaasi ruux oo aan wali la garan,waxaana dadka ku nool halkasi ay ku Abuurtay Cabsi Xooggan.

Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM ee Baledweyne ku sugan ayaa baaritaan ku wada sidii ay u ogaan la haayeen waxa ay yihiin Dadka la Gowracay.

Dhacdooyinka Nuucaan oo kale ah ayaa Caadi ka noqday Soomaaliya,iyadoo Al-shabaab ay sameeyaan Ficilada nuucaan oo kale ah.

Related posts

Top News: Wariyeyaasha gobaladda dhaxe oo joojiyo wadda shaqeyntii ay la lahaayeen maamulka……………….

admin

Dhagayso:- Gen Saxardiid " Cid Hub ku Dhex Wadan Kara Majiro Kismaayo"Ciidanka Jubbaland oo Kaliya ayaa Wadan Kara "

admin

Sirdoonka Somalia oo isku Khilaafay Gaarigii Mareykanka ku duqeeyay Sh/hoose

admin