Breaking News Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

DFS Oo Bilaabaysa Dagaalka Ka Dhanka Al-shabaab Iyo Gobollada Qaar Oo..

dowladda federaalka Soomaaliya ay dhowaan qadi doonto dagaal xooggan oo ka dhan ah Maleeshiyada Al-shabaab.

Waxaa soo dhammaday dejinta qorsheyaasha dagaalka, waxaana dhawaan si saf ballaaran gobollada dalka uga bilaaban doona dagaallo xooggan.

Saraakiil ka tirsan xoogga dalka waxay sheegayaan in dagaalka uu ku bilaaban doono sida ugu dhaqsiyaha badan, ciidamada ammaankana la diyaariyey.

Gobollada Shabelaha Dhexe, Hiiraan, Sh/hoose, Jubada Hoose, Jubada Dhexe, Gedo iyo Hiiraan ayuu dagaalka wejigiisa Koowaad ka bilaaban doonaa.

Wejiga Xiga ayaa ah Galgaduud, Mudug, Bari, Nugaal iyo gobollo kale.

Wejiga Sadexaad ayaa ah gobollada Baay iyo Bakool, wejiyada dagaalkaanna maalmo badan uma dhaxeyn doonan.

Related posts

Askari Mareykan Somali ah oo lagu helay dil.

admin

Faah faahin: Ciidanka JUBBA-LAND oo dagaal kula Wareegay deegaan Muhiim ah..

admin

Daawo: Dhacdo xanuun badan wiil yar oo xalay ay qeybo kamid ah muqdisho ay ku cuneen bahallo kadib markii,…..

Tifaftiraha K24