Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News Top News Xulashada K24

DEGDEG: Taliyihii Nabad Sugida Gobalka hiiraan oo xilkii laga xayuubiyey.

Shalay ayey aheyd markii ay ka soo baxday  wareegto  Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Waare Taas oo xilka looga qaaday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, laguna magacaabay Guddoomiye cusub Gobalka Hiiraan.

Sidoo kale Wareegto kale oo ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Nabadsugida Hirshabeelle ayaa waxaa xilka looga qaaday Taliyihii ciidanka Nabadsugida Gobolka Hiiraan C/qaadir Maxamed Abuukar Dhegaweyne, waxaana Taliyaha cusub loo magacaabay Cabdi Maxamed Cali.

Dhanka kale Taliyaha cusub ee Nabadsugida degmada Beledweyne ayaa waxaa loo magacaabay Colaad C/llaahi Cismaan.

 

Related posts

Dhagayso:- Meydka Gabar somaliyeed oo laga Cabsi qabo in lagu gubo Dalka shiinaha

admin

Mareykanka oo sheegay in uusan dooneyn dagaal uu la galo kuuriyada wuqooyi

admin

Xsaaasi: Akhriso Puntland oo Shaqada ka joojisay Sarkaal Sare oo ka tirsan Ciidanka Booliska Maamulkaasi+Magaciisa iyo Sababta shaqada looga joojiyay

Tifaftiraha K24