Somali News

DEGDEG: Siyaasi Abdirahamaan Abdishakuur oo Maanta Gaaray Magaalada Hobyo.

Gudomiyaha Xisbiga wadajir Abdirahamaan Abdishakuur Warsame iyo wafdi uu Hogaaminaayo ayaa hada Gaaray Magalada Hobyo Ee Gobolka mudug.
Waxaana Halkaasi ku soo Dhaweyey Maamulka iyo Bulshada Magaaladaas.

Abdishakuur Warsame iyo Wafdigiisa ayaa si rasmi ah ugu Biiraya Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo kaasi oo Hada Meel Wanagsan marayaa.
Waxaana la rajeynayaa in uu Shirkaas Maalmaha Soo Socoda  uu xirmo.

Related posts

TOP NEWS: Nabad Sugida Soomaliya oo Shaacisay Magaca Sarkaal Alshabaab ka tirsan oo Ciidanka NISA ay Gacanta ku dhigeen

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Xubno Wasiiro ah oo Gaaray Hotel Ambassador oo Shalay ilaa Saakay ay Rasaas ka socotay

Tifaftiraha K24

R/wasaare ku xigeenka: “Qorshaha Horumarinta Qaranka waa mid dalka horumar dhaqaale gaarsiinaya”

admin