Somali News

Degdeg: Shil gaari oo ka dhacay Duleedka Degmada Baardheere oo sababay khasaaro aad u badan.

shil gaari ayaa ka dhacay duleedka degmada baardheere ee gobolka gedo, iyadoo shilkaasi gaarine uu sababay khasaare badan.

shil oo ka dhacay duleedka degmada ayaan ilaa iyo hadda jirin khasaare dhimasho oo uu geystay balse waxaa lasoo  warinayaa in dhaawacyo halis ah ay jiraan, kuwaas oo loo soo duuliyay magaalada Muqdisho.

ugu yaraan 5 ruux ayaa ku dhaawacantay shilkani gaari, iyadoo dhaawacyada intooda badane ay culus yihiin, kuwaas oo dhakhaatiirta caafimaadka ay ka deyrinayaan xaaladooda caafimaad.

sikastaba wado xumi kajirta deegaanada gobolka ayaa sababta shilalka soo noqnoqda ee inta badan ka dhaca deegaanada gobolka gedo.

Related posts

Shirka Garoowe oo la iskumari waayey Qodob quseeya.

admin

DHAGEYSO: Maxaad kala Socotaa Xaalada Gobolka Gedo oo Deegaano ka tirsan Laga soo sheegayo in ay ka jiraan…..

Tifaftiraha K24

Dawlada Canada Oo 10 Milyan oo doollar ugu deeqay Soomaaliya

Ahmed sudani