DEGDEG SAWIRO: Ciidamada Badbaadada ee Badda Dalka Shiinaha oo Helay labo kamid ah.

no responses
Sunday January 14, 2018 - 3:55 under Maqaalo by gurey
mqdefault
Spread the love

Kooxaha gurmadka ee Shiinaha ayaa ku guulaystay in ay helaan labo Meyd oo kamid ah Shaqaalaha Markad Shidaal oo laga lahaa Dalka Iran.

Markabkaan oo dab ku qabsaday Bariga fog ee biyaha dalka shiinaha ayaa ay xaqiijisay wasaarada Gaadiidka dalkaas in lagu guulaystay Damintiisa, dhanka kale Wasaarada ayaa xaqiijisay in lahelay sidoo kale Sanduuqa Madow ee Markabkaas.

Markabkaan ayaa Siday  136,000 tan oo ah  shidaal fudud ka hor intaysan isku dhicin Markab kale oo laga leeyahey Dalka shiinaha, waxaa kaloo wararku intaa kudarayaan in shaqaalihii Saarnaa oo tiradooda lagu sheegay 30 qo aan midna ka badbaadin aana lahelin Raqdooda ilaa labo kamid ah mooyee.

Facebook Comments