DegDeg:- Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo la Kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Oo socdaal ku jooga Dalka Itoobiya, ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed Cali oo dhawaan la doortay.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa maanta waxaa uu kalan  la qaatay dhigiisa Itoobiya, waxaana ay ka wada hadleen arrimo dhawro oo quseeya labada dhinac.

Kulankaan dhexmaray labadaan masuul lama oga arrimaha ay sidda qaaska uga wada hadleen.